QR code
MOHAMED AHMED IBRAHIM's avatar

MOHAMED AHMED IBRAHIM

Magacaygu waa Mohamed Ahmed Ibrahim Waxaan ahay naqshadeeye, developer, iyo arday Soomaaliyeed oo jecel horumarka tiknolojiyadda iyo kobcinta xirfadaha casriga ah. Waxaan wax ka barta Jaamacadda Muqdisho, kuliyadda Dhaqaalaha & Maareynta (Qaybta Tirakoobka iyo Qorsheynta), anigoo si gaar ah ugu dheeraaday barashada xirfadaha digital-ka, sida: ✅ Sameynta Website-yada (WordPress, Elementor, HTML & CSS) ✅ Naqshadeynta (Canva, Photoshop) ✅ Suuq-geynta Dijitaalka ah & Xogta Tirakoobka

Verified Accounts

Facebook